Slider

Somalis Berlin


Wir heißen euch willkommen zu der Webseite des Vereines „Somalische Kultur und Hilfe Verein“, speziell für die somalischen Gemeinden aus Berlin und Brandenburg.
Auf diese Webseite findet ihr zukünftig u.a. folgende Informationen:

  1. Neuigkeiten aus Deutschland und aus den somalischen Regionen.
  2. Empfehlungen aus den Bereichen: Integration, Familie, Arbeit, Gesellschaft, etc.
  3. Die anstehenden Projekte des Vereins.
  4. Gedichte, Tanz und Musik aus der somalischen Kultur.
  5. uvm.

Der Zweck der somalischen Gemeinde von Berlin und Brandenburg sind u.a.:

  • die Vereinigung der somalischen Bevölkerung in Berlin und Brandenburg
  • die Unterrichtung der somalischen Kultur an Kinder und Jugendliche mit somalischen Wurzeln.
  • Austausch und engere Zusammenarbeit der SKHV und den anderen somalischen Gemeinden in Deutschland.
  • SKHV und deren Mitglieder distanzieren sich von dem folgenden Punkt:
    • Politische Ziele
    • Klan orientierte Ziele
    • sonstige Gruppierungen, die die somalische Gemeinde in Zwietracht bringen könnte.
  • SKHV vereinigt alle Menschen mit somalischen Wurzeln aus B&B
  • Die SKHV ist politisch unabhängig und neutral!

Der Vorsitzende der Gemeinde SKHV
Eng. Abubaker Osman

Maanta oo ay taariikhdu tahey 30//07/019, waxan kusoo dhaweyneynaa Jaaliyadda Soomaalidda Deggan Goboladda Berlin iyo Brandenburgh website cusub oo ay Jaaliyaddu leedahey. Websitkan ayaa waxaad ka heli doontaan:-

1.wararka Jarmalka iyo kan degaanka soomalida guud ahaan.
2.Barnaamijyo wacyi galin ah oo ay soo Gudbin doonaan Culimaddu. 3.shaqooyinka ay qabato jaaliyadu,
4- waxaa kale oo aad ka heli doontaan suugaan , Gabayo iyo Ciyaaraha Hidaha aan u leenahey . .

Ujeedada Jaaliyadda Soomaalida ee Gobaladda
Berlin &Brandenburg-Germany

  • u adeegidda iyo Adkeynta midnimada bulshada soomaaliyeed ee Deggan labadan Gobol Berlin &Brandenburg
  • Dhiirigelinta dhaqanka toosan iyo wacyigelinta dhalinyaradda
  • Ilaalinta xuquuqda dhibanaha soomaaliyeed.
  • Abuuridda xiriir ka dhaxeeya Jaaliyadda Berlin/Brandenburg iyo Jaaliyadaha soomaaliyeed ee ka jira Wadankan Jarmalka Goboladiisa kala Duwan.
  • Waxa Jaaliyadda xaaraan ka ah: qabyaalada, gobolaysiga, ururaysiga, iyo wax kasta oo dhib ku keenaya midnimada Soomaalida degan Berlin/Brandenburg.
  • Jaaliyaddu way ka madax banaan tahay arimaha siyaasada,waxayna kulmisaa dhammaan qeybaha kala duwan ee dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool Berlin /Brandenburg

Gudoomiyaha Jaaliyadda Berlin&Brandenburg.

Eng.Abubaker Osman