berlin-307382

Somalis Berlin

Herzlich Willkommen auf der Webseite des „Somalischen Kultur und Hilfe Vereins“, speziell für die somalische Community in Berlin und Brandenburg.
Auf dieser Webseite findet ihr in Zukunft unter anderem folgende Informationen:

  1. Neuigkeiten aus Deutschland und aus den somalischen Regionen.
  2. Empfehlungen aus den Bereichen: Integration, Familie, Arbeit, Gesellschaft, etc.
  3. Die nächsten Projekte des Vereins.
  4. Gedichte, Tanz und Musik aus der Kultur Somalias..
  5. und vieles mehr.

Die Ziele der somalischen Gemeinschaft in Berlin und Brandenburg sind u.a:

  • die Zusammenführung der somalischen Bevölkerung in Berlin und Brandenburg
  • die Vermittlung der somalischen Kultur an Kinder und Jugendliche somalischer Herkunft.
  • Austausch und engere Zusammenarbeit zwischen der SKHV und den anderen somalischen Gemeinden in Deutschland.
  • Die SKHV und ihre Mitglieder distanzieren sich von dem folgenden Punkt:
    • Politische Ziele
    • Clan-orientierten Zielen
    • anderen Gruppierungen, die die somalische Gemeinschaft spalten könnten.
  • Die SKHV vereint alle Menschen mit somalischen Wurzeln in B&B.
  • Die SKHV ist parteipolitisch unabhängig und neutral!

Der Vorstand der SKHV-Gemeinschaft

Waxan idiin kusoo dhaweyneynaa Jaaliyadda Soomaalidda Deggan Goboladda Berlin iyo Brandenburgh website cusub oo ay Jaaliyaddu leedahey. Websitkan ayaa waxaad ka heli doontaan:-

1.wararka Jarmalka iyo kan degaanka soomalida guud ahaan.
2.Barnaamijyo wacyi galin ah oo ay soo Gudbin doonaan Culimaddu. 3.shaqooyinka ay qabato jaaliyadu,
4- waxaa kale oo aad ka heli doontaan suugaan , Gabayo iyo Ciyaaraha Hidaha aan u leenahey . .

Ujeedada Jaaliyadda Soomaalida ee Gobaladda
Berlin &Brandenburg-Germany

  • u adeegidda iyo Adkeynta midnimada bulshada soomaaliyeed ee Deggan labadan Gobol Berlin &Brandenburg
  • Dhiirigelinta dhaqanka toosan iyo wacyigelinta dhalinyaradda
  • Ilaalinta xuquuqda dhibanaha soomaaliyeed.
  • Abuuridda xiriir ka dhaxeeya Jaaliyadda Berlin/Brandenburg iyo Jaaliyadaha soomaaliyeed ee ka jira Wadankan Jarmalka Goboladiisa kala Duwan.
  • Waxa Jaaliyadda xaaraan ka ah: qabyaalada, gobolaysiga, ururaysiga, iyo wax kasta oo dhib ku keenaya midnimada Soomaalida degan Berlin/Brandenburg.
  • Jaaliyaddu way ka madax banaan tahay arimaha siyaasada,waxayna kulmisaa dhammaan qeybaha kala duwan ee dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool Berlin /Brandenburg

Guddiga  Jaaliyadda Berlin & Brandenburg.